Shacabka Muqdisho oo bogaadiyay isbedelka dowladu ku sameysay isku socodka wadooyinka caasimadda

0
119

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shacabka Magaalada Muqdisho ayaa bogaadiyay isbedelka lagu sameeyey isku socodka wadooyinka caasimadda xili lagu jiro u diyaar garowga Ciidul Fidriga.

Dowlada Soomaaliya ayaa dhawaan kordhisay Ciidamada ilaalinta nabad galyada wadooyinka ee taraafigo taas oo yareysay jaamki ay gali jireen gawaarida ka shaqeeya Caasimad.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawaramaya