Shacabka Mandheera Oo ka Cabanaya Wadooyinka Burbursan Magaalada.

0
98

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bulshada qeybahooda kala duwan ee ku nool Magaalada Mandera ayaa cabashooyin ka muujiyay bur bur xoogan ka jita qaar kamid ah xaafadaha ka tirsan Magaaladaasi.

Bulshada oo ka hadlayay xaaladaha ka taagan wadooyinkaasi ayaa sheegay in ay bixiyaan canshuuraha looga baahan yahay in dib loogu dhiso goobaha loogu adeego bulshada sidaasi darteedana ay u baahan yihiin in ay helaan wadooyin si nadiif ah ay ku maraan.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya