Shacabka ku nool muqdisho oo soo dhaweeyay hoos u dhaca ku yimid raashinka qutul daruuriga ah.

0
148

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Shacabka ku nool muqdisho oo soo dhaweeyay hoos u dhaca ku yimid raashinka qutul daruuriga ah oo bilihii lasoo dhaafay uu sare u kac ku yimid.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya