Shacabka ku nool Jigjiga oo ka cabanaya sicir-barar.

0
50

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa shalay dhammaaday tobanka hore ee bisha barakeysan ee Ramadaan, iyadoo haatan la galay tobanka dhexe ee Ramadaan.

Soonka sanadkan ayaa ku soo aaday xilli jiilaal ah inta badan dhulka Soomaalida ee Geeska Afrika. Magaalada Jigjiga, qoysaska iyo ganacsatada ayaa ka cabanaya sicir-barar.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa