Shacabka ku nool Degmada Dhoobley oo loogu booriyay xoojinta Nabadda.

0
34

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose waxaa xiligan ka jira Nabad iyo Xasilooni taasi oo ku timid iskaashiga iyo wada shaqeynta Bulshada iyo Dowlad Goboleedka Jubbaland waxaana Bulshada lagu booriyay in ay sii xoojiyaan Nabadda ka jirta Degmada.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa