Shacabka ku nool Deegaanada Mudug oo ka Cabanaya Daawo yari.

0
40

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanada Caluula, Gal Barwaaqo dabaqalooc, qarsooni oo ka wada tirsan Gobolka Mudug ayaa waxaa ka jirta Xaalad Caafimaad oo aad u liidata ay wajahayaan Bulshada ku nool Tuulooyinkaas waxaa aad uga yar helitaanka Adeegyada Caafimaadka.

Masuuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug ayaa kormeer qiimeyn ah ku maaray deegaanadan iyo kuwa si u soo qiimeeyaan Xaaladaha Caafimaad ee Deeganadan iyo sidii baahiyaha Caafimaad wax loogu qaban lahaa.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa