Shacabka ku nool Deegaanada Mudug oo ka cabanaya Adeegyo Caafimaad La’aan.

0
37

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanada Gal Barwaaqo dabaqalooc qarsooni oo ka wada tirsan Gobolka Mudug ayaa waxaa ka jirta Xaalad Caafimaad oo aad u liidata ay wajahayaan Bulshada ku nool Tuulooyinkaas waxaa aad uga yar helitaanka Adeegyada Caafimaadka.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa