Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shacabka ku nool degaanka ceelbaar oo dhaca dhulka miyiga ah ee u dhaxeeya degmooyinka balcad iyo warshiikh oo in mudo ah la dhibaataysnaa helida biyo macaan madama halkaasi ceelasha ku yaala ay yihiin kuwo biyo dhanaan ay dawlada imaaraadka carabta waxa ay u hirgalisay ceel biyood biyo macaan.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaya