Shacabka Kenya oo dooranaya Madaxweyne cusub

0
180

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dadka wadanka Kenya ayaa safaf dhaadheer ugu jira goobaha codbixinta si ay usoo doortaan m/weyne cusub oo uu dalkaas yeesho.

Qiyaastii 22 million oo qof ayaa codayn doona sida uu sheegay guddiga doorashada.