Shacabka iyo Maamulka Xaafada Daaru-Salaam Ee Magaalada Baydhabo Oo ka Shaqeynaya Nadaafada Xaafadaasi.

0
115

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Nadaafada waa imaanka barkiisa dad walba oo meel wada daga ama meel ku wada nool waxaa ka dhexeysa nadaafad guud oo ah mida deegaanka laga qabto Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka jira uruuro badan oo isku soo abaabulay inay ka shaqeeyaan danta guud ee deegaanka, si loo soo celiyo bilicda deegaanka, iyagoo aan wax lacag ah qaadan.

Xasan Maxamed Cabdullaaahi.ayaa kawaramaya