Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shacabka ku nool Gobolka Mudug ayaa soo dhaweeyay go’aanka Dowladda Fedaraalku ay ugu xirtay helintaanka adeegyada, Kaarka Aqoonsiga Qaranka.
Bulshada ku nool Gobolkaas ayaa siweyn u dardargaliyay qaadashada Kaarka Aqoonsiga Qaranka.
Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya