Shacabka Galmudug oo loogu baqay iney xooga saran wax soosarka beeraha iyo kheyradka bada.

0
132
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi kaariye oo ku sugan Degmada Guriceel ayaa xariga ka jaray beerta Deegaanka laanle ee duleedka Guriceel.
Madaxweyanaha waxaa xarig jarka ku wehliyay xubo ka tirsan Golayaasha Dowlada Fadaralka, labada gole ee Dowlad goboleedka  Galmudug, Maamulka Gobalka Galgaduud, iyo maamulka Degmada Guriceel.
waxana Madaxweyne Qoor Qoor ugu baqay dadka reer Galmudug in ay xooga saran wax soosarka beeraha iyo bada.

 

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinaya