Shacabka Degmada Xarardheere oo Lagala hadlay horumarinta adeegyada Bulshada.

0
47

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ma’suuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Galmudug ayaa kulan la yeeshay Odyaasha Dhaqanka, Haweenka iyo qeybaha kale ee bulshada magalada xarardheere kulankaas oo looga hadlaayey baahiyaha ka jira Deegaanka.

Ujeedka kulanka ayaa ahaa in la dhageysto Baahiyaha Aas aasiga ah ee Bulshada Xarardheere kuwaasi oo si toos ah Ma’suuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Galmudug ugu sheegaayey waxa ay u baahanyihiin.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya