Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Odoyaasha iyo waxgaradka Degmada Xarrdheere oo kulan ku yeeshay degmada ayaa kahdlay haaladaha nolol xumi oo kajirta Degmada.
Baahiyaha ugu daran ee haaysta shacbka Degmada Xarardheere ayaa waxa aa kamid ah biyo la’aan iyo caafimaaddaro.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya