Shacabka Degmada Mandeera oo ka Cabanaya Koronto la’aan.

0
44

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Muddo Afar bilood ah ayaa waxaa Magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi-bari Kenya ka taagan koronto la’aan saamayn xoog leh ku yeelatay nolosha dadka, ganacsiga iyo goobaha caafimaadka.

Shacabka Magaalada Mandeera oo ka mudaaharaadaya koronto la’aanta ka jirta halkaas ayaa Cabasho Xoog leh ka muujiyey iyagoo sheegay in Afar iyo labaatan saac ay yihiin Koronto la’aan.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa