Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kanaaalka boodaaye ee dhexmara bartamaha Degmada mahadaay oo u baahan dayactir ballaran ayaa bulshada Degmada mahadaay waxaa ay codsadeen in dayactir lagu sameeyo biyo mareenka ama kanaalka boodaaye oo sanad waliba fatahaad ku sameeyo xafadaha Degmadaasi.
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda beeraha iyo Waraabka maamulka Hirshabelle iyo xubno ka tirsan mamaulka Hirshabelle oo kormeer ku tagay kanaalka ayaa la kulmay odoyaasha dhaqanka Degmadaasi.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa Warbixitan ku eegeysa