Shacabka Degmada Jowhar Oo Loogu baaqey Sare u qaadista Bilicda iyo Nadaafada Magaalada.

0
146

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Jowhar waxay Caasimad u tahay Dowlad Goboleedka Hirshabeele bilooyinkii ugu dambeeyey waxaa ka socdey Mashaariic lagu Horumarinayo Magaalada ay kamid yihiin dib u soo celinta Bilicda iyo Nadaafada dhismaha wadooyinka Xaafadaha iyo kuwa waaweyn si Magaaalada ay uga mid noqoto magaalooyinka ka soo kabanaya burburkii gaarey.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa