Shacabka Degmada Ceel-buur Oo dalbadey Horumarinta Adeegyada Bulshada.

0
45

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Masuuliyiin ka socdey Maamulka degmada Ceel Buur iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Degaanno hoos taga Ceel Buur kuwaasi oo ay ka jiraan xaalad nolal xumo.

Wafdiga Deegaanada ay gaareen waxaa ka mid ah Dhagax yaale , Ceel qorax iyo ceel baxaay oo dhamaantood hoos taga Degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud.

Khadar Axmed Salaan. ayaa faah-faahinaya