Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Buula-Mareer Ee Gobolka Shabeelaha Hoose waxay kamid tahay Meelaha uu Saameynta ku yeelatey dagaaladii Sokeeye ee dalka ka dhacay Mudada dheer dalku la daalaa dhacaayay dhibaatooyin kala duwan oo ay ugu horeyso Amni daro, Waxbarasho iyo Caafimaad La,aan,Shacabka Buula Mareer ayaa hada wajahaya Waxbarasho la’aan.
Kulan ay isu yimaadeen qeybaha kala duwan ee Bulshada Buula-Mareer Ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa si Wadajir ah u Codsaday in loo Dhiso Schoolka ugu Weyn Magaalada oo hada Burbur xoogan ka jira islamarkaana ay jirto baahi Iskuul oo ay qabaan dadka deegaanka Carruurtooda helin Adeeg Goob ay Wax ku bartaan.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa