Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirka dib u heshiisiinta Bardaale ooo maalmahaan socdey ayaa waxaa uu maamulka degmada kulan dad weyne la qaatey Shacabka ku dheqan degmada kaasi oo looga hadlaayey Nabadeynta iyo Kaalintooda .
Madasha Bulshada iyo Maamulka waxaa sidoo kale goob joog ka ahaa odayaasha Degmada oo iyagana kala hadley Bulshada ilaalinta Nabada iyo la shaqeynta maamulka.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa