Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bulshada ku nool Degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa si isxilqaan ah uga shaqaynaya Garoon diyaaradeed cusub oo dhowaan laga hirgalinayo Degmada Afmadow Waxaa ay sheegeen In dhismaha garoonka ay si iskood ah iga shaqeynayaan dadka Deegaanka.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa