Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dadka Deegaanka oo kaashanaya maamulka Dowlada Hoose ee Degmada Af-madoow ayaa dadaal dheer ugu jira sidii ay u heli lahaayeen Garoon diyaaradeed oo heeri calaami ah kaasi oo bulshada halkaasi ku nool wax badan ka kaabi doono.
Guddomiye ku xigeenka Golaha Deegaanka Degmada Af-madoow Saalax Cumar Cabdi ayaa baaq u diray Madaxda Dowlad Goboleedka Jubbaland iyo hay’addaha caalamiga ah inay kaalin mugleh ka qaataan sidii loo heli lahaa Garoon Diyaaradeed.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya