Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Boqolaal Caruur oo ku nool Deegaanada Ximan saxansaxo iyo heer ku gama ee hoos taga Degmada Gaalkacayo ayaa heysan waxbarashada maadiga, waxaana si isku tashi ah ku dhisteen goob waxbarasho oo Ardeyda lagu baro qur’aanka kariimka, waxaana deegaanadaasi ka jira baahiyo dhanka waxbarashada ah.
Maamulka iyo Shacabka ku nool deegaanka Ximan saxansaxo ayaa codsaday in laga Caawiyo Furidda iskuul wax lagu baro caruurta deegaanka, waxeyna baaq u dirsadeen Wasaaradda waxbarashda soomaaliya iyo tan galmudug.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya