Shacabka Buulaburde oo bilaabay Olole lagu balaarinayo garoonka diyaaradaha.

0
80

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shacabka Degmada Buula-Burde oo kaashanayo maamulka degmada iyo kan garoonka ayaa olole lagu balaarinayo ka sameeyay gudaha garoonka diyaaradaha ee degmada.

Garoonka ayaa mudo kudhow labo bil aan shaqeyn sababo la xiriira roobkii deyrta iyo shirdaha diyaaradaha oo sheegay in garoonka uu ubaahanyahay balaarin.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinaya