Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dadweynaha ku nool magaalada Boorama ee gobolka Awdal ayaa cabiray dareenkooda ku aaddan natiijadii kasoo baxday doorashada madaxtooyada iyo xisbiyada Somaliland.
Waxay baaq u direen madaxweynaha cusub ee la doortay Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro oo ay rajo ka muujiyeen in maamulkiisa uu fulin doono ballamadii uu qaaday xiligii ololaha doorashada uu ku jiray.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya