Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Beerta Muudaalle oo ah Goob Fadhi u ah Biyaha oo ku taala Magaalada Baledweyne ayay ka soo Goosteen Biyihii Halkaas ku jiray, Biyahaas oo saameyn geysan kara hadii sii dhaafan Meesha hada ay joogaan.
Goobtan ayaa hore loogu sameeyay Gudi si ay uga Warqabaan Waqtiyada Biyaha Soo goosta Taas oo Hada Maanta Taagan, waxaana Gudiga Gacanta ku haayay Beerta Muudaalle Dadka Reer Baledweyne ugu Baaqeen in Biyaha iska Xiraan.
Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya