Sarif-layaasha Deegaanka Dhoobley oo ka hadlay dhibaatada Lacagta Jeex-jeexan ay kala kulmaan

0
324

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah Sariiflayasha Magaalada Dhoobley ayaa ka hadlay diibaatooyinka ay kala kulmaan lacagta shillin Soomaaliga ee jex-jeexan  oo mudo dheer kasoo Shaqeyneysay dalka taasi ona wali helin wax dayactir ah.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa