Sare uu kac Xoogan oo Dhanka Maciishada ah oo mudooyinkii u danbeeyay laga Dareemayay Deegaanka Dag-alima ee Gobolka Jubada Hoose.

0
180

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Sare u kac xoogan oo Dhanka Maciishada ah ayaa laga dareemayay mudooyinkii danbe Deegaanka Dag-alama ee Gobolka Jubada Hoose taasi oo ay dadka Deegaanku u sababeeyeen soo laba kacleynta Covid-19.

Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa ka warramaya.