WARARKA Sare Ukac Laga Dareemayo Qiimaha Muuska Lagu Kala Iibsado Suuqyada Jowhar. By admin - June 3, 2023 0 145 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa sare ukac laga dareemaya Qiimaha la Iibyo Muuska ee Suuqyada Magaalada Jowhar waxaana sare ukacaasi lagu sababeeyay wadooyin qaar ay kala xireen fatahaada wabiga Shabeelle. Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2023/06/Warka-Naxwo-Sare-Ukac-Laga-Dareemayo-Qiimaha-Muuska-Lagu-Kala-Iibsado-Suuqyada-Jowhar-.mp3