Sare ukac ku yimid Qiimaha Qudaarta Suuqyada magaalada Kismaayo.

0
141

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo lagu gudo jiro bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa waxaa sare u kac xooggan laga dareemayaa qiimaha lakalasiista Qudaarta Suuqyada magalaada kismaayo Qaar ka mid ah Ganacsatada qudaarta suuqyaraha kismayo iyo dadka sida malinlaha u ibsada ayaa nooga warbixiyay sara ukaca ku yimid qimaha Qudaarta.

Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa ka warramaya