Sare ukac ku yimid Qiimaha Qudaarta suuqyada Jowhar.

0
159

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haweenka ka ganacsada qudaarta qalalan iyo mida qoyan ee suuqayada Jowhar  ayaa sheegay inaay  sare ukaceen qudaarta  kadib fatahaadii webiga shabeelle ee burburisay dhamaan dalagyadii iyadoo qaarkood laga keeno Eithopia iyo Yaman.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa