Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Xili qeybo badan oo kamid ah Dalka ay ka da’een Robabka Gu’ga islamarkaana ay xidhmeen Wadooyinka soo gala Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa sare ukac baladhan laga Dareemayaa Qiimaha Khudaarta Gaar ahaan Qaraha.
Cabdisalan Macalin Cabdi oo kamid ah dadka iibiya Qaraha ayaa Idacada Sanguuni uga warbixiyay waxyabaha sababay Sare ukaca Qiimaha Qaraha ee Degmada Dhoobley waxaana uu sheegay in ay inta badan xidhmeen Wadooyinka soo gala Magaalada taasina ay keentay sare ukaca.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya