WARARKA Sare ukac ku yimid Qiimaha La Iibiyo Xoolaha Geela Ee Seylada Jowhar. By admin - January 17, 2023 0 240 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa Sare ukac balaaran laga dareemaya qiimaha xoolaha nool ee lagu Iibiyo suuqyada Magaalada Jowhar gaar ahaan Xoolaha Geela. Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2023/01/Warka-Xasan-Sare-ukac-ku-yimid-Qiimaha-La-Iibiyo-Xoolaha-Geela-Ee-Seylada-Jowhar.mp3