Sare ukac ku yimid Qiimaha la iibiyo qeybo kamida qudaarta Magaalada Jowhar.

0
59

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Jowhar ayaa todobaadyadii la soo dhaafay laga dareemayay sare u kac xooggan oo ku yimid qiimaha qaar ka mid ah khudaarta sida maalinla ah loo isticmaalo.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya