Sare u kaca Qalabka dhismaha oo saameyn ku yeeshay fadhiyada Guryaha la dhigto ee lagu farsameyo Dalka.

0
560

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Mudooyinkii ugu dambeeyay waxa sara u kacay qiimaha la iibiyo al-waaxyada lagu sameeyo fadhiyada guryaha iyo sido kale sariiraha Jiifaka oo dad badan u ahaa shaqo abuur ay ku maareeyaan noloshooda.

Kadib Sara u kacan ku yimid qiimaha la iibiyo Qalabka dhismaha gaar ahaan Alwaaxyada lagu Farsameey Fadhiyada lagu sameeyo Dalka gudiihiisa ayaa sababay in sido kale ay sara u kacaan iibka fadhiyada guryaha la dhigto.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya