WARARKA Sare u kaca ku yimid qiimaha Agabka Baabuurta la iibiyo oo saameyn ku yeeshay Gaadiidleyda Deegaanka Dhoobley By admin - August 25, 2021 0 211 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Gaadiidleyda Deegaanka Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegay in ay saameyn ku yeelatay sare u kaca ku yimid qiimaha Agabka Baabuurta la iibiyo. Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2021/08/warka-samow-sara-u-kaca-qalabka-gawaarida-oo-samayn-ku-yeeshay-gadiidleyda-magalada-dhobley.mp3