Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose ayaa waxaa laga dareemayaa Sare u kac xoggan oo ku yimid Qiimaha Shidaalka ee Suuqyada Degmada kaasi oo saameyno kala duwan ku yeeshay Guud ahaan Degmada Gaar ahaan Gaadiidleyda ka shaqeeya Magaalada iyo kuwa u baxa meelaha ka baxsan Guudaha Magaalada iyaguna dhankooda ku daray Qiimaha ay ku qaadi jireen Dadka ay qaadaan.
Qaar kamid ah Ganacsatada iibiya Shidaalka oo aan wareysi la yeeshay ayaa iga warbixiyay Isbadalka ku yimid Qiimaha Shidaalka ee Suuqyada Degmada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya