Sare u kac laga dareemayo qiimaha kaluunka suuqyada Kismaayo.

0
116

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Suuqa weyn ee lagu iibiyo kalluunka ee Magaalada Kismaayo ayaa laga dareemayaa sare u kac dhinaca qiimaha lagu kala iibsanayo kalluunka.

Sare ukaca kaluunka ayaa waxaa sababay dabeeylo xoogan oo bada kadhacaya iyadoo dabeylaha ay sababeen kaluunyari baahsan.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya