Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa sare ukac uu kuyimid qiimaha Shidaalka Suuqyada Magaalada Baladweyne kadib markii uu Shidaalka ka qaaliyoobay dalalkii laga keeni jiray iyada oo uu saameyn ku yeelatay darawalada kaxeeya gaadiidka.
Qiimah Shidalka ayaa waxaa uu hadda marayaa literkii 1.10senti halka markii hore uu mari jiray qiimo dhan 0.90senti.
Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahineya
Audio Player