Sare u kac ku yimid qiimaha Maciishada ee Deegaanka Dag-alima.

0
177

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Deg-alima ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa laga dareemayaa Sare u kac ku yimid qiimaha maciishada quutul daruuriga iyadoo uu sare u kacaasi uu saamayn ku yeeshay noolosha dadka nugul ee ku nool Dag-alima.

Maxamed Siyaad Digaale iyo Waris Khaliif waxa ay kamid yihiin dadka ganacsiyada ku leh Deg’alima waxaa ay Radio Sanguuni uga warbixiyeen Sare ukaca ku yimid Qiimaha Rashinka Quutul Daruuriga iyo sida uu u saameyay Dadka dan yarta ah ee ku nool Deegaankaasi.

Bulshada nugul ee ku nool Dag-alima ayaa waxaa saameyno kala duwan oo dhanka nolosha ku yeshay Sare ukaca Maciishada iyo sido kale Abaaraha ka jira qeybo badan oo kamid Gobolada Dalka.

Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa ka warramaya