Sare u kac ku yimid qiimaha lagu iibiyo Dharka oo laga dareemayo suuqyada Magaalada Dhoobley

0
233

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Cabdiqadir cali oo kamid ah Ganacsatada Deegaanka Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose oo radio sanguuni la hadlay ayaa kawarbixiyay waxa keenay sare u kaca ku yimid qiimaha dharka.

Xamdi Sugow Lamaane. ayaa ka warramaysa