Sare u kac ku yimid qiimaha la iibiyo khudaarta suuqyada Hargaysa.

0
53

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa sara u kac yimid qiimaha la iibiyo khudaarta suuqyada magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland.

Sara u kacaan ayaa waxaa sababay kadib markii aay suuqyada ka go,een khudaartii ka imaan jirtay Dalka Itoobiya sida Babaayga , Tufaaxa iyo Saytuunka.

Maxamed Cali Samow. ayaa Faah-faahinaya