Sare u kac ku yimid qiimaha la iibiyo kalluunka Suuqayada Kismaayo.

0
110

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Suuqa weyn ee lagu iibiyo kalluunka ee magaalada Kismaayo ayaa laga dareemayaa sare u kac dhinaca qiimaha lagu kala iibsanayo kalluunka.

Sare ukaca kaluunka ayaa waxaa sababay dabeeylo xoogan oo bada kadhacaya iyadoo dabeylaha ay sababeen kaluunyari baahsan.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa