Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dalaga Masagada waxaa uu ka mid yahay dalagyada ka bixi jiray Jowhar iyo deegaanada ku teedsan Gobolka shabeellaha dhexe balse hada inta badan dhulbeeredka laguma tacbo sababo la xiriira mucaawinada ay bixiyaan hay’adaha beeraha.
Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya