Sare u kac ku yimid qiimaha khudaarta oo laga daareemayo suuqyada Magaalada Dhoobley.

0
288

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley ayaa inta badan waxay khudaarta uga timaadaa deegaanada gosha iyo sidoo kale dalka kenya, hasayeeshee maalmihii u danbeeyay suuqa khudaarta ee Magalada Dhoobley waxaa laga dareemayay sare u kac ku yimid dhanka qiimaha

Naxwo Axmed kadiye. ayaa ka warramaysa.