Sare u kac ku yimid Qiimaha Hilibka lagu kala iibsado Suuqyada Muqdisho.

0
76

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hilibka Geela oo ay si maalinle ah ay u isticmaalaan, cunistiisana ugu badantahay Bulshada Soomaaliyeed ayaa waxaa sare u kacey Qiimaha lagu iibiyo Guud ahaa Suuqyada lagu iibiyo hilibka ee Dalka.

Xiligii hore ayaa waxaa Kiiladii Hilibka Geela ah la siin jirey lacaq gaareysa $4 Doolar halka Xiligan la kala siisanaayo $7.5 ilaa iyo $8, taas oo saaameyn weyn ku leh Bulshada oo hab isticmaalkiisa ku kala duwan yihiin.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa

Audio Player