Sare u kac ku yimid qiimaha dharka la kala siisto ee Dhoobley

0
211

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Inkastoo ganacsiga magaalada Dhoobley ee gobolka Jubada hoose uu bilihii la soo dhaafay xawli ku socday waxa jiray Isbaddal ku yimid qiimaha dharka noocyadiisa kala duwan la kala siisto.

Hadaba waxa arrinkan Radio Sanguuni uga warramay ganacsatada magaalada Dhoobley ee iibisa dharka, Wariyahayaga Xamda Sugow Lamaane oo booqatay qaar kamid ah bacadle yaasha magaalada Dhoobley ayaa Warbixintan inooga diyaarisay