Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Suuqyada Kalluunka Kismaayo ayaa laga dareemayaa sara ukac balaaran ka dib markii ay maalmihii u danbeysey ay jireen daleylo taasi oo keentey in ay yaraato fursadihii kaluumeysiga bada.
Halkii Kiilo oo Kalluunka ah ayaa waxaa la kala siisanayaa 5 ilaa $6 dollar halka markii hore uu ahaa halkii Kiilo $3 Dollar, taasi uu muujineysa uu jiro farqi weyn oo u dhaxeeya Qiimaha hada iyo midkii hore ee kalluunka lagu kala iibsan jirey.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinaya