Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa sara ukac laga dareemaya qiimaha la iibiyo raashiinka suuqyada magaalada Jowhar ee gobolka Shabeelada dhexe.
Sara u kacan ayaa waxaa sababay roobka oo saameyn ku yeeshay wadada xiriirisa Muqdisho iyo Jowhar taas oo inta badan gaadiidleeyda isticmaali jireen.
Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya