Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda tamarta iyo Kheyraadka biyaha ee dowladda Jubbaland ayaa maanta qabatay munaasabad lagu daah furayey sanduuqa qandaraaska ee adeeg bixinta biyaha magaalada kismaayo.waxaana manaasabada ka soo qayb galay qaar kamid ah xildhibaano goalaha wakiilada jubaland xubno katirsan aqalka sare JfS gudoomiyaha degmada kismaaayo iyo marti sharaf kale.
Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya